Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo Fariin gaar ah u diray Qurba joogta Itoobiya

Dadka Itoobiyaanka ah ee kunool Qurbaha gaar ahaan wadamada reer Galbeedka ayaa mudooyinkii dambe faafinayay warar aysan jecleesan xukuumada uu hogaamiyo Abiy Axmed, kuwaa oo ku eedeenayay in tacadiyo dowlada geesatay. Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa fariin uu soo diray ugu baaqay qurba joogta Itoobiya ee daafaha caalamka kunool in ay ka fogaadaan … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo Fariin gaar ah u diray Qurba joogta Itoobiya